Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th February 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Jarmalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay wafdi ka socda dowladda Jarmalka oo uu hoggaaminayey Christoph Retzlaff oo ah Agaasimaha Dowladda Jarmalka u qaabilsan dalalka …

7th February 2025  admin  

Puntland oo beenisay duqeyn ay sheegatay dowladda federaalka Maamulka Puntland ayaa qoraal u soo saaray ku sheegay inaysan jirin weerar ay ciidamo ka tirsan dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka fuliyeen Buuraleyda Calmadow. Jawaabtan ayaa timid kadib markii Dowladda Soomaaliya …

7th February 2025  admin  

Ruto oo Maraykanka ka sheegay in Soomaaliya halis ugu jirto ‘in al Shabaab ay qabsasadaan’ Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay “in kooxda Al-Shabaab ay qabsan doonto Soomaaliya, haddii ciidammada ATMIS ay ka baxaan‘ Xilli uu ka hadlayay intii lagu …

7th February 2025  admin  

James Swan oo Muqdisho soo gaaray James Swan oo ah ku-simaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo Madaxa Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa Axadda maanta ah soo gaarey magaalada Muqdisho, …