Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
6th February 2025 admin
Markab weyn oo sida Konteenaro ayaa ku soo xirtay Dekeda Boosaaso taas oo ka danbeysay ka dib marii Xukumada Dowladda Puntland oo Hormuud u yahay Madaxweyne Saciid Cabdulaahi Deni uu Meelmeriyey Balanqaadkiisii ahaa Balaadhinta iyo dhismaha Dekedada Boosaaso Waxaan Kormeer …
6th February 2025 admin
Dadweyne isugu soo baxay qubuuraha Iskuul Booliisiya ee Muqdisho Dadweyne fara-badan ayaa maanta iskugu soo baxay agagaarka akadamiyada booliiska ee Muqdisho iyaga oo doonaya inay helaan xog ku saabsan sida ay ula bixi karaan maydadka ehelladooda ku aasan qabuuraha dugisga …
6th February 2025 admin
Murashaxa loo badinayo inuu noqon doona Madaxweynaha cusub ee Iran, iyo isbadelka la filan karo? Iran ayaa lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada madaxweynanimada 28-ka June. Doorashadan ayaa la qabanayaa hal sano ka hor xilliga loo qorsheeyay inay dhacdo. Taariikhda …
6th February 2025 admin
Diyaaraddii sidday madaxweyne ku xigeenka Malawi oo la waayey Diyaaraddii sidday madaxweyne ku xigeenka Malawi oo la waayey Diyaarad milateri oo uu la socday madaxweyne ku xigeenkii Malawi Saulos Klaus Chilima ayaan la ogayn meel ay jaan iyo cidhib dhigtay, …