Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th November 2026 admin
Xildhibaannada Mucaaridka ee DFS qaar kood ayaa sheegey in ay ka badbaadeen isku-day dil, kaas oo ay ku eedeeyeenayaan dowladda. …

15th November 2026 admin
Dagaalka Bariga Dhexe ayaa kordhiyay faa’idada ay heleen shirkadaha tamarta Shirkadda weyn ee tamarta ee laga leeyahay Britain, BP, ayaa ku dhawaaqday in faa’idadeeda ay afar jibbaarantay afartii bilood ee u dambeeyay sanadkan. Shirkadda ayaa sheegtay in faa’idadan la helay …

15th November 2026 admin
Codbixiyeyaasha Carabta ee ku nool koonfurta Israil oo si weyn ugu qulqulaya goobaha codbixinta, iyadoo ka qaybgalka codbixiyeyaashan uu saameyn weyn ku yeelan karo natiijada doorashada. Waxay soo kaxaysteen Geelooda, fardahooda, Dameerahooda iyo gawaaridooda Things you see only in Israel: …

15th November 2026 admin
Allah ha u wada naxariistee Sadex qof oo kale ayaa Galgala lagu dilay. 15kii sano ee ugu danbaysay shacabka ku nool degaanada hoos taga degmada Galgala, waxa lagu hayey xasuuq iyo dil joogto oo haba yaraatee ilaa hadda ayna jirin …







