20th September 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa shir la yeeshay guddiga nabadgalyada Boosaaso iyo taliyayaasha ciidamada Puntland.

Wasiirka wasaaradda amniga iyo DDR’ta Puntland mudane Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa ka warbixinaya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*