25th October 2024  admin  Category :

Sheekh Cali Ceelaayo oo ka mid ah Guddiga jidka Barakaysan ee reer Puntland isku tashiga ku dhisayaan , ayaa gacantiisa ku tijaabiyey Mishiinaddii la rakibay ee isku qasayey Jayga iyo Daamurka ,isaga oon ay hagayaan Injineerada dhisaya Warshadda fududaynaysa in Jid laami ah ka baxo dekedda Boosaaso ee gobolka Bari ilaa degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.

Sida ay ilo lagu kalsoon yihiin Allsanaag u sheegeen hadda shaqadii waa la hakiyey shaqaalihiina waa la fasaxay, si loogu diyaar garoobo wejiga soo socda ee laamiga oo aan howshiisu yarayn dhanka dhaqaalaha.

Image may contain: 1 person, indoor
Image may contain: one or more people and people standing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*