20th September 2024  admin  Category :

Guddiga Cusub ee Doorashooyinka Puntland oo maanta la dhaariyay 

Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta lagu dhaariyay xarunta Madaxtooyada Puntland ee magaalada Garowe iyadoo uu goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Madaxweynaha Puntland ayaa dhaarta kadib la hadlay guddigan cusub waxana uu sheegay in laga sugayo shaqo muhiim ah oo ah in Maamul goboleedka Puntland la gaarsiiyo doorasho dimuquraadiya oo hal qof iyo hal cod ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*