29th November 2024 admin Category :
Wafti ka kooban Wasiiro, Wasiiru-Dowlayaal iyo Xildhibaano ayaa manta lagu soo dhaweeyey Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.
Ujeedada ugu weyn ee waftigan loogu soo diray gobolka Bari ayaa waxay tahay in bulshada reer Boosaaso ay ka dhaadhiciyaa in Taliyiii ka soo jeeday Beesha Cismaan Maxamuud ee dhowaan loo magcaby qaybta gobolka Bari iyo ku xigeenkiisa oo isaguna ka soo jeeda beesha Cali Jibraahiil ay beelaha Dishiishe iyo Dubeys ay la shaqeeyaan