28th March 2024  admin  Category :

TORONTO — Golaha deegaanka ee magaalada Toronto oo ay ku badanyihiin Somalida Canada ayaa ansaxiyey mooshin lagu dhisayo xarun weyn oo dhaqanka iyo madadaalada ah oo u gaar ah Somalida degan magalaadasi.

Xaruntan ayaa ahmiyada loo dhisayo ay tahay sidii ay wax uga qaban lahayd caqabadaha haysto Somalida halkaasi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*