18th October 2024  admin  Category :

 

Waxay  balan qaaday madaxweynaha oo Kabo cad inuu dalka baxayo, maantana waxa loo magcaabay Wasiir.

Fowziyo Maxamed Sheekh ayaa loo magacaabay Wasiirka Tamarta iyo Biyaha oo ahaa mid banaanaa, waxaa horay xilkaas isaga casilay C/casiis Lafta Gareen oo loo doortay Madaxweynaha Koofur Galbeed.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*