29th March 2024  admin  Category :

Wasiiru Dowladaha Xanaanada Xoolaha Pl oo Haylnd gaadhey.

Wasiiru Dowlaha Xanaanada Xoolaha Puntlnd Mudane C/Rashid Cali Geele oo soo gaadhey G/Haylnd Ee Degmada Buraan ayaa bulshada ugu baaqay inay ka qaybqataan dardargelinta Lacaha qadhaanka ah Ee Waddada Ceel-daahir Ceerigaabo oo meel wanaagsan maraysa.

Wasiirka ayaa ka jawaabey dhaliilo iyo Su’aalo loo jeediyey Xukuumada uu Wasiirku ka socdo kuwaas oo ah Waxqabad la’aan iyo Adeegyadii bulshada Degmada Buraan oo aan wax laga qaban.

 

Wasiirka ayaa yidhi”Anaga waxaa noo hadhsan mudo kooban oo 3 bilooda balse intii aan Shaqada joogey dedaalo badan waan samayey Waxaana gacan ka geystey Gacan qabashada Waraabka Xoolaha aan haysan goobo iyo Agab ay ku cabaan oo aan Weel u qaybinay iyo goobo lugu kaydiyo biyaha oo aan hirgeliney welina Diyaar Baan idiinahay”

Ugu damayntii Waxa uu sheegay In Jaaliyada ‘Ganacsatada Iyo Xoolo dhaqatada Reer Buraan Muujiyeen kaalintoodii Laamiga Ceeldaahir Ceerigaabo oo laga sugayo lacag dhan $200,’000

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*