20th April 2026 admin Category :
Guddoomiyaha degmada Badhan ee gobolka Sanaag Axmed Maxamed Timir ayaa daah-furay qorshaha dhiraynta magaalada Badhan oo ay iska kaashanayaan dhalinyarada magaalada iyo dawladda Hoose.