21st September 2024  admin  Category :

Maleeshiyaad ka soo jeeda beesha Ciise Maxamuud oo ku doodaya inaY Caasimadda gaar u leeyihiin, ayaa mar kale Isbaaro u dhigtay Sanaadiiqdii doorashada oo bililiqaystay Waraaqihii lagu codayn lahaa.

Maleeshiyaadkan ayaa ka amar qaata Wasiirkii hore ee Maaliyadda Xasan Abgaal iyo qoyska habaaran ee reer Faroole

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*