19th September 2024  admin  Category :

Garaadka beesha uu ka soo jeedo Dhakool ayaa ku dul ooyey qabrigii Allah ha u naxariistee mid ka mid ah madaxda SNM oo dhowaan ku geeriyooday Hargaysa. Dhakool oo ka soo jeeda beesha Dhulbahante ayaa lagu xiray magaalada Hargaysa, ka dib markii uu yiri 18 may waa maalin beel u gaar ah. Garaadkii la doonayey inuu ka soo daayo xabsiga Dhakool ayaa la arkay isaga oo la ilmaynaya kuwii Isir nacaybka u xiray Dhakool.

https://youtu.be/fuUl3JOEs70

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*