13th January 2026  admin  Category :

Gabadha madaxweynahaSoomaaliya ayaa xayeesiis u samaysay Ilo dhaqaale oo ku soo kordhay qoyskooda, oo ahaa kuwo horay dhulka u fagan jaray. Waana markii ugu horaysay taariikhda bililiqo xayeesiis loo sameeyaa.

Gabadha Madaxweynaha Soomaaliya Jihan Xasan Culusow ayaa baraha bulshada soo dhigtay wax loogu yeero e-Visa oo ah isbaaro ay hawada U dhigteen Qoyskeedu umadda Soomaaliyeed,

Mashruucan ay umadda Soomaaliyeed ku baaranayaan Qoyska reer Culusoow ayaa waxa ka soo shaqeeyey wasiirka Caafimaadka Puntland, Siciid Qorsheel mar uu ahaa wasiir federaalKa ee duulista iyo gaadiidka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*