19th September 2024  admin  Category :

Galmudug oo ka mamnuucday deegaanadeeda mas’uuliyiinta Dowlada Federalka

Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu amray shirkadaha diyaaradaha inaysan keeni karin cid ka socota dowlada federalka deegaanada Galmudug.

Image may contain: one or more people, people standing, sky, ocean, outdoor and nature

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*