28th March 2024  admin  Category :

Habeenkii xalay ayaa magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari waxa lagu dilay Allah u wada naxariistee gabdh iyo wiil yar oo ay habar yar u tahay.

Dilkan ayaa waxa gaystay nin xabad ku furay Guri la hurdo, labada qof oo dhintay sariirahooda ayeey hurdeen

Allah ha u naxariistee Gabadha dimatay ayaa la oran jiray Raqia Farah Isse oo ka soo jeeda beesha Ciise Maxamuud.

Qofka dilka gaystay oo hadda gacanta lagu soo dhigay ayaa isaguna ka soo jeeda beesha Warsangeli.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*