3rd December 2022  admin  Category :

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Punland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa dalka ku soo dhaweyay Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo u yimi inuu ka qeyb galo shirweynaha Wada-tashiga Dawladda Puntland ee 15 bisha Maarso.

Dhinaca kale Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Punland, Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada, Xildhibaano iyo Madaxweynihii hore ee Dawladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa booqasho salaan ah Qasriga Madaxtooyada Dawladda Puntland ugu tagay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Siciid Cabdullahi Maxamed Deni.

Image may contain: 4 people, people standing and suit

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*