7th September 2024  admin  Category :

Firdhiye ‘oo doonaya’ iskaashi maamulkiisu la yeesho Puntland

Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Awcali Firdhiye ayaa sheegay inuu doonayo iskaashi buuxa oo dhexmara maamulkiisa iyo kan Puntland bilaha soo socda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*