7th September 2024  admin  Category :

Federaalka aynu qaadanay waa kii shalay markii inta badan Koonfurta Soomaaliya siyaasad ahaan looga jaray Internetka,aan haba yaraatee saamayn ku yeelan Falkii Villa Wardhiigleey maamulka Puntland.

Mooryaanta diidan in dalku ahaado Federaal oo doonaya in Soomaali oo dhan Muqdisho in laysugu geeyo ayaa marmarsiinyo ka dhigta Federaalkee qaadanay. Federaalka Soomaali qaadatay waa kan oo kale oo ka hortagaya in Soomaali mar islka wada dunto sidii 1991

Shabakadda Netblock oo la socota dhaqdhaqaaqa intarnet-ka ayaa maqnaasha internetka ee magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada Somalia ku xidhiidhisay arimo siyaasadeed oo ku lug leh riditaanka Xukuumada Ra’iisal-wasaare Kheyre.

Qoraal shabakadan soo dhigtay Barta Twitterka ku leedahay ayey ku sheegtay in jaritaanka Internetka ay la xidhiidho dhacdadii Xildhibaanada golaha shacabka dhawaan xilka uga tuureen Xukuumadii Kheyre.

Halkan ka akhri Qoraalka Rasmiya oo:-

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*