4th December 2024 admin Category :
Xildhibaan Faroole oo aan dareemin xanuunka bulshada reer Mudug ay ka qaadeen baaqashaddii uu raisulwasaaraha Soomaaliya ka baaqsaday dhagax dhigii dekedda Garacad , ayaa hadda wuxuu ka doortay inuu Raisal wasaare khayre kala hadlo qaddiyadda Somaliland iyo inay xoog ku sii jooaan degaanada ay degto “beesha Dhulbahante” , isaga oo ay garab fadhiyaan Xildhibaano dhowaan sheegay in Puntland hub ka dhigis lagu sameeyo.
Xildhibaanada Dalxa iyoFaroole oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed markii hore kuma ayna jirin qorshaha Raisul wasaaruhu kulankoodu , Waxay buuxiyeen dhagax dhigii dekedda Garacad oo raisul wasaaruhu dhagax dhigi lahaa ee uu ka baaqaday
Dalxa iyo Faroole ayaa xidid la ah beelaha ay ka soo jeedaan Biixi iyo Ciro