7th September 2024  admin  Category :

Farmaajo Oo Soo Saaray Xeer Uu Uga Hortagayo Magacaabis Uu Sameeyey Rooble

“Madaxweynuhu waxa uu baabi’iyey dhammaan wixii magacaabis iyo go’aan maamul ah oo taabanaya wax ka beddelka Hay’adaha gudaha ee dowladda iyo shaqaalaha Rayidka ah, laga soo bilaabo maalintii la dhaariyey Baarlamaanka ee 14-ka Abriil 2022”.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*