16th September 2024  admin  Category :

Diyaaradaha adduunka ugu fiican in lagu safro iyo kuwa ugu xun ayaa daraasad ay sammeeysay AirHelb waxaa kaalinta koowaad gashay diyaaradda laga leeyahay dalka Qatar. Waa sanadkii labbaad oo diyaaradda Qatar ay gasho kaalinta koowaad.

Sidoo kalle dalka Qatar ayaa kaalinta koowaad ka galey garoonka ugu fiican ineey leeyihiin kaas oo lagu magacaabo Hamad International, waxaana kaalinta labaad galley Tokyo International Airpor, meesha garoonka ugu xun uu noqday garoonka diyaaradaha ee Lisbon Portela Airport ee dalka Portugal.

HAMAD AIRPORT

TOKYO AIRPORT

Kaalmaha ugu horreeya ee diyaaradaha waxaa gallay 1.Qatar Airways 2. American Airlines, 3. Aeromixco 4. SAS Scandinavian 5. Qantas Australia

Diyaaradaha ugu xun ayaa noqday: 68. Ryanair Ireland 69. Korean Air 70 Kuwait Airways 71. Easy Jet Ingiriiska 72. Thomas Cook oo iyana laga leeyahay Ingiriiska.

Waxyaabah qiimeeynta lagu sammeeyey ayaa waxaa ka mid ah adeega shirkadda diyaaradaha, lacagaha dadka loo celliyo marka ay diyaaraddu ay daahdo, cuntada iyo cabbida, iyo inta jeer ee diyaaradaha bixitaankooda la joojiyo.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*