18th October 2024  admin  Category :

Xagee ku danbeeyeen shacabkii Sool laga afduubtay ee lagu ciqaabi jiray xaafadaha Hargaysa

Puntland oo aan wali ka hadalin Maxaabiistii Ciidanka Puntland Oo ay Beesha Isaaq dileen ama si naxariis darada ah ugu ciqaabeen xabsiyadooda sida ku Cad Warbixinta Golaha Amaanka loo gudbiyay Ee UN Monitoring Group Daabacday.

Image may contain: text

Maamulka Dawladda Puntland ayaa askartii ka soo jeeday beesha Harti oo u shaqaynaysay maamlka SNM ee dagaalkii Tukaraq lagu qabtay aan hal maalin xirin. Sidoo kale Maxaabiistii Puntland ku xidhnaa ee lagu qabtay dagaalkii Tukaraq ee hadda lagu celiyey Hargaysa kuma uuna jirin hal maxbuus oo ka soo jeeda beelaha Harti

Halka maamlka Puntland ula dhaqmeen Askartii reer Sool ee u shaqaynaysay maamuulka SNM inay yihiin walaalahood oo la soo khaladay. Maamulka Somaliland Xoola dhaqato reer Sool ah oo ay maxaabiis ku sheegeen, iyaga oo ku aar gudanaya askar looga dilay dagaalka qaar waa dileen intii soo hartayna oo ay Faqashta ugu yeerayeena xabsiga ayeey ku ciqaabeen

Ugu danbayntii waa in Guddi xaqiiq raadis ah loo saaraan denbiyada ay Askarta Somaliland ka gaystaan gobolada Sool iyo Sanaag

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*