16th September 2024  admin  Category :

Maamul Goboleedka Hargeeysa oo inta badan ku mashquulsan aqoonsi aan soo socon ayaa dadkii dayacay, waxaadna arkeeysaa in shillalka uu ku soo badanayo deeggaanada uu maamulkaas ka talliyo taas oo ay ugu wacantahay waddooyinkii oo wada dulleeshamay. Hadaba, marka aad daawato muuqaalka hooose ma is leedahay meeshan ayaa maamul ka jiraa?

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*