7th September 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xerada ciidanka Xorgoble ee Degmada Qardho tababar ugu soo xiray dufcaddii 2-aad ee dhammaysata tababarkooda, kuwaasi oo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.

Ciidankan tababarku usoo xidhmay maanta ayaa ka kalayimi dugsiyada Xorgoble, Badhan iyo Xerada 54-aad ee Taliska Ciidanka Daraawiishta. Ciidanka maanta tababarku u xidhmay ayaa soo bandhigay xirfado xeeldheer oo ay barteen mudadii uu u socdey tababarku.

One thought on “DHISMO CIIDAN OO LEH ASTAAN DAWLADEED. .

  1. Ibrahim

    Allah akbar waa maalin wayn oo cadowga Puntland dhabarka ka jabeen. Guul Puntland cadowgiinu ha jabo.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*