8th September 2024  admin  Category :

“Waxaynu ka faaiidaysan jirnay Dhibtii Koonfurta Soomaaliya haystay, maanta way xoogan yihiin waa inaynu Xeelad kale la nimaadnaa.

Fikirkii hore ee siyaasiyiinta beelaha Isaaq ay aaminsanaayeen ee ahaa ee in aqoonsiga Soomaliland, oo ah dal ay gaar u leeyihiin ay soo dedejinayso dhibta Koonfurta Soomaaliya oo y caalamka intiis kale ka dhaadhiciyan inay iyagu ka duwan yihiin oo degaankoodu nabad yihii, doorashooyina ay qabsadaan , ayeey hadda sheegeen inananay shaqaynayn, ka dib markii ay kumaakun Qof ay ku dileen Koonfurta Soomaaliya Ina Godane iyo kooxdiisa taageerada ka heli jirtay Faysal Cali waraabe iyo kooxdiisa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*