16th September 2024  admin  Category :

Mulkiilihii Telifshinka Astaan, oo aan u dhalan Hargeeysa, ayaa lagu xukumay shan sanno oo xarig ah kadib markii uu u diiday rag deegaanka u dhashay in uu qeeyb ka siiyo lahaanshaha telifishinka. Nimankan ayaa markii hore ku lahaa telifishinka labbo boqolkii 2%, balse waxeey doonayeen in uu si xoog ah ku siiyo boqolkiiba in kabadan konton. Si kastaba ha ahaatee, milkiilahan ayaa u xiran sababtaas darteed oo ah in uu u diiday nimankaa deegaanka u dhashay inuu lahaanshaha telifishinka uu ka siiyo qeeyb weeyn.

Hadaba, dadka aan u dhalan Hargeeysa iyo nawaaxigeeda, ayeey tahay ineeysan maalgashan Hargeeysa, maadaama ay tahay meel aan sharci ka jirin oo waqti kastana hantidaada lagu dhici karo, iyadoo welibana xabsi laguu dirayo. Marka waqti dheer laggugu hayo xabsigana, aad marka danbe iska ogolaato in hantidaada la iska qaato si aad mar uu xoriyadaada aad u hesho.

MUUQAALKA HOOSE WAA DAD AAN HARGEEYSA U DHALAN OO KA CABANAYA DHUL AY MAALGASHTEEN OO LAGA DHACAY

One thought on “Dhibka Lagu Hayo Dadka aan Hargeeysa u Dhalan ee Maalgashta

  1. Amaal

    Asalamaa calaykum waxaa laa haadlaa qabiilkaa warsangeli ee hotell iyo waxkasta kafuurteey hargaisa iyo berbera.dalkiinaa waa sanaag ee meel laasqoorey ka ficaan ma jiirte ,aan dalkeenaa dhiisaano..
    Raggas snm qayr iyo horo mar no maa raabo ee aynu dal iyo dibaad iyo dawlad kastoo tiimadaa xaaqeena ka qaa daano
    Daawo iyo dhaqtar iyo waadiyin usameeysaano goboladeena ,somalia kuso dhawayno….. warsangelig please dalkeens aynu kudhiisano isxiilqaan.
    Mhdsaniid

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*