19th October 2024  admin  Category :

Jiilba jiilka ka danbeeya waa ka nacayb badan yihiin, waa ka caro badan yihiin. waa ka Soomaaliya diidsan yihiin kana been abuur badan yihiin.

Allah u naxariistee Cabdi Waraabe, mar uu waraysi siinayey Talafishanka Aljazeera qaybtiisa afka Carabiga wuxuu u sheegay ” inay Soomaali beesha Isaaq ugu geesisan yihiin oo ay Soomaali inteeda kala adkaan jireen. Taasi waxay ahayd nacayb iyo ka been sheeg taariikheed, ilaa maantana waa sii socotaa Cuqdaddii Soomaaliya diidka ahaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*