18th October 2024  admin  Category :

Waxaa caawa booqasho noogu yimi oo aanu kulan dhiirrigelin ah la qaadanay Ciyaartooyda Kooxaha kubadda Kolayga ee kala ah Metro High School oo ka dhisan Maraykanka, Gift Stars oo ka dhisan Muqdisho iyo Garoowe Stars oo ka dhisan Garoowe, kuwaasi tartan kubadda Kolayga ah oo uga socday Garoowe uu galabta usoo dhammaaday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*