18th March 2025 admin Category :
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhoweyto lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.