16th April 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dwoladda Puntland Dr Siciid C/alaahi Deni ayaa si rasmi Caasimadda Puntland uga daah furey imtixaanka shahaadiga ah Ee Puntland ,oo ay sanadka u fariisteen 15800 Arday oo ka kooban ardayda dhamaysay Dugsiga Sare iyo Dugisga dhexe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*