27th December 2024 admin Category :
Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, uuna goob joog ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay, Amniga dalka, Imtixaanaadka Shahaadiga ah, Arrimaha Xajka iyo Warbixino
Kale.
https://www.facebook.com/PuntlandStateHouseOfficial/videos/626173111183079/