20th September 2024  admin  Category :

Madaxweynaha D.PL oo xeer madaxweyne ku magacaabay Masuuliyiin kala duwan,
1.Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland iyo Taliye ku xigeenkiisa Ciidanka Daraawiishta D.PL.
2.Guddoomiyaha Gobolka Karkaar iyo Gudoomiye ku xigeenkiisa, & Taliyaha qaybta Ciidanka Booliska Gobolka Karkaar.
3.Guddoomiyaha Kooxda Waaberi Puntland.
4.La-taliyaha Arrimaha Isgaarsiinta iyo Warbaahinta Madaxtooyada Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*