10th October 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay Ururada Siyaasadda Puntland iyo Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland,

Kulanka ayaa ahaa is xogwareysi iyo dardargelinta Doorashada Goleyaasha deegaanka ee degmooyinka PuntlandKulanka ayaa waxaa ka warbixiyey Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland, Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*