7th September 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Isimada iyo Siyaasiyiinta beesha Dhulbahante

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa kulan Casho sharaf ah oo isugu jira isxogwareysi iyo soo dhoweyn u sameeyay Cabdirisaaq Khaliif Axmed Guddoomiyihii hore ee Maamulkii Somaliland iyo Isimada Beesha Dhulbaante

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*