25th October 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan ayaa booqasho ugu tagey hoyga uu ka degan yahay magaalada Garoowe Gudoomiyaha Baarlamanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxman.

Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting and indoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*