16th September 2024  admin  Category :

Isimaddii beesha Majeerteen ee diidanaa in Ilma Diyaano xilka laga qaado iyo madaxweynaha Puntland ayaa ku kulmay Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan Qado ah la qaatay Isimada kala ah Boqor Burhaan Boqor Muuse, Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax, Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin iyo Beeldaaje Cali Beeldaaje .

Isimada Majeerteen iyo madaxweynaha Puntland oo kulmay maalin ka dib qabsashaddii Magaalada Boocame ee gobolka Sool ayaan la ogayn inay isla soo qaadeen qabsashaddii magaalada Baocame ama uga xumaadeen siddii ay uga caroodeen markii Ina Diyaane xilka laga qaaday

May be an image of 1 person and sitting

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*