11th June 2026  admin  Category :

Degmada Buraan oo laga daahfuray Imtixaanka shahaadiga ah ee 2025/2026.

Xildhibaan Mursal oo ka mid ah golaha wakiillada DPL oo ay weheliyaan gudoomiyaha degmada Buraan Eng, Jaamac Axmed Cabdi iyo xubno ka tirsan golaha deegaanka degmada ayaa si rasmi ah degmadaas uga daahfuray Imtixaanka shahaadiga ah ee 2025/2026.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*