24th October 2024  admin  Category :

Qoodax Bare oo kaga dhabeeyey hanjabaaddii caruurta Puuntland

Hoos ka akhriso qoraalka wasiirka waxbarashada Soomaaliya

`Waxaa maanta u qabannay munaasabad sagootin ah qaar kamid ah ardaydii ugu sarreysay imtixaankii shahaadiga ahaa ee sannad dugsiyeedka 2017/2018 oo ay wasaaraddu ku abaalmarisay deeq waxbarasho oo dhameystiran oo aan ka helnay dalka Shiinaha (China). Waxaan si lamid ah ugu abaalmarin doonnaa ardaydii sannad dugsiyeedkan 2018/2019 ugu sarreysay imtixaanka shahaadiga ah.

https://allsanaag.com/goodax-barre-oo-u-hanjabay-puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*