
25th February 2025 admin Category :
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Puntland Laylo Cabdi Cartan ayaa deeq DFS ka timid looguna talagalay dadka ay abaaruhu saameeyeen kala wareegtay wafti ay hogaaminayso gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha shacabka Somaliya.


