5th February 2025 admin Category :
Beesha Murusade oo Farmaajo isku halaynayey oo ku kala qaybsatay difaacidda Saynab Macalin iyo Murashaxiinta Hawiye
Beesha Murursade ayaa ku kala qaybsamay arimaha ku socda magaalada Muqdisho, qaar ka mid ah beeshaas ayaa sheegay inay taageerayaan Qoyska Saynab Macalin, halka intooda kale taageersan yihiin murashaxiinta Hawiye