18th October 2024  admin  Category :

Beesha Isaaq ayaa dooneeysa in dastuurkii ay soo malmaluuqdeen lagu darro manhajka iskuulada, lagan dhigo iskuulada Gobolada Sool, Sanaag iyo Awdal. Hadaba, shacabka Laascaanood ayaa arrintaas ka hor yimid.

Beelaha Hargeeysa waxeey diideen dastuurkii Soomaali oo dhan ka dhaxeeyay, sidee ayeey ku suurta galleeysaa in dadka kalle ay ka oggolaadaan mid ay iyagu soo xar xariiqdeen taas oo dadka kalle aysanba oggeen waxa ku qoran.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*