18th April 2024  admin  Category :

DHAHAR afarta jiho waxaa kaga hareeraysan dhul-daaqsimeed waana magaalo dhaqaaleheedu uu ku tiirsanyahay xoolaha. Dhawr iyo tobankii sano ee la soo dhaafay Dhahar waxa ay caan ku ahayd ilaalinta deeggaanka iyo kahortagga xaalufinta. Dhahar waa magaalo ku caanbaxday soodhoweynta dhaqameed iyo agabka hidaha iyo dhaqanka, waana magaalo cagaaran oo bannaanka iyo hooska dhirta lagu caweeyo | Mohamad Hassan Dhalo ayaa warbixintan ka soo direy Dhahar, xarunta gobolka Haylaan | PUNTLAND

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*