
24th February 2025 admin Category :
Dawladda federaalka ayaa baaq ka soo saartay dagaalka u dhaxeeya beelaha Isaaq ee Habarjeclo iyo Habar Yoonis. Halka dagaalka ka socday Koonfurta gobolka Sool oo dadka badani ku dhinteen ayna dawladda federaalku marna ka hadlin
https://youtu.be/KEeVcF1Y-ic