28th March 2024  admin  Category :

DAGAALO KA SOO CUSBOONAADAY SHIDAN & GUDDOOMIYAHA DEGMADA OO SHEEGAY IN DEEGAANKA DUULLAAN LAGU YAHAY | Faarax Maxamuud Maxamed Guddoomiyaha Shidan ayaan ka waraysanay xaaladda deegaanka | Waxaa waraystay Ficil Burkuud Dhiidhi

One thought on “Dagaal ka dhacay Sanaag

  1. Jirac

    Kani waa kii 84aad ee duulaan oo SMN Deegaan kan Sanaag ku soo qaado inoo soo gudbiya xaalku suu noqdo. Aduunyadan wey isbedelaysaa sida kaliya ee SNM la’iskaga celin karo waa in la burburiyo meelkasta ee ay dhul balaadhsi ka wadaan” waa in la burburiyo oo la’iska ilaaliyo telecommunication ka SOMTEL towers koodana la bur buriyo complete disintegration looma adkeysan karo dadkan horor ka ah ee aan isqaban. Wax yaalaha iga yaabiyey waxaa weeye umada Somali da ah waa dagaalaan ka bacdina waa hishiiyaan laakiin iyaka waa ALAMTARA weeye waa la’iska celiyana diinteena suuban baa qabta horor ka in la’iska dhacsho “walee cononelkii ku taliyey 2007 dii hadii aan hada taako adag loodhogin oo aan la qabsan magaalo ay degan yihiin walee in laga shalaayin” maba joojinayaan waa in si fiican loo tashto dadkani Islam nimo iyo darisnimo majidho. Aduunka isma odhan GALGACYO ayaa nabad galyo lagu noolaan oo xaafad baraxley la yiraah hostage u heysan jidhay magaalada baaxadaa leh hada waxaa la’ii sheegay iska daa dhib iyo shidee waaba laga gudbay xaalkaas GAFUUR duubta un baa laga cabsadaa beesha Isaaq na 2021 bay wali Dagaal sokeeye wadaan oo waliba beesha Daarood ku wadaan horor ilaa 1991 to 2021 waxay u dhaqmayaan in beesha Daarood gumeysan jidhay walaahi 1998 ayaan bilaabay inaan dadka weydiiyo Why Hawiye and Isaaq tribes acting this way is there something that our forth fathers didn’t tell us have they colonized them and lastly what are basis they’ve called “Dibirgoynta Daarood. Waxaas oo la yaab ah oo xishood dulqaad, aamusnaan iyo inaan la kicin bulshada ee aan lala ficil tamin dee bin aadam baa la yahay 30 sano wax iska socda dhib keeday leedahay bal maanta hala qaboojiyo BISMILLAHI RAHMANI RAHIM.

    Reply

Leave a Reply to Jirac Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*