
13th March 2025 admin Category :
Dagaal culus oo dhex-maray Daacish iyo Puntland


Wararka ka imanaya bariga Puntland ayaa sheegaya in dagaal uu dhex-maray ciidamada gaarka ah ee Punland iyo maleeshiyaad la aamisan yahay inay ka tirsan ururka Daacish.