3rd February 2025 admin Category :
Barakacayasha Warsangeli ee ka soo barakacay Itoobiya, dhowr qarni ka hor awoowayashood Maydh waxay uga tageen sida taariikhdu xusayso, bawaag badana laga qoray inay difacaan xaquuqda Oramada iyo Muslimiinta kale ee Itoobiya. Oramadii maalintii xukunka qabsadeen ayeey waxay soo barakiciyeen umaddii u soo gurmatay qarniyo ka hor