25th November 2024 admin Category :
Siyaasada cusub ee Geeska Afrika ayaan la garaneen meesha ay ku biyo shuban doonto, iyadoo shaki badan ay abuurtay heshiiskii Ereteeriya iyo Itoobiya taas oo ay dabada ka riixayeen dawladda Imaaraadka. Dadka Soomaalida ah ayaa iyagu ah kuwo isku maqan oo dhexdooda kalla dhamaan la, meesha iyadiina lagu maqan yahay. Hadaba, waxa arrintaas lagu qaadaa dhigay barnaamijkii shalay ee ka baxay BBC qeeybteeda afka Soomaaliga.
https://youtu.be/QvN1E1dtBZk
Allsanaag.com