29th March 2024  admin  Category :

Mashruuc kale oo Kaluumaysi ah ayaa laga hurgelinayaa Muqdisho nawaaxigeeda

Wasiirka Kaluumaysiga iyo khayraadka badda ee dawladda Soomaaliya Cabdulaahi Bidhaan Warsame oo ka so jeeda beesha Dhulbahante iyo wasiirka Gaadiidka dhulka iyo cirkaDuraan Axmed Farax oo ka soo jeeda beesha Leelkase ayaa deganada Warsheekh ee Bariga Muqdisho waxay u tageen inay ka dhisaan mashruuc kaluumaysi ah , iayaga og in Soomaaliya lahaan jirtay warshad Kaluun oo ku taalay Lasqoray oo u baahan Dayac tir iyo in dib lii furo.

Warning: Attempt to read property "comment_ID" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 677 Warning: Attempt to read property "user_id" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 28 Warning: Attempt to read property "comment_ID" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 48 Leave a Reply to Anonymous Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*