29th March 2024  admin  Category :

Markabkii siday Daamurkii Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo Oo soo istaagay Xeebta Bossaso.

Waa Farxad Iyo Guulweyn Oo mudan in Eebbe lagu Mahadiyo. Waxaan u Mahad-celinayaa Madaxweynaha Puntland Dr Siciid Cabdulaahi Deni, Oo Kaalin-weyn ka qaatay Daamurkaan Iyo in loo gudbo Wajiga Labaad Ee Dhismaha Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo. Sidoo kale waxaan u Duceynayaa una Mahad-celinayaa Guddiga Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo Oo aan ogahay Shaqada Qiimaha badan ay u hayaan Bulshadeena. Shacabka Puntland waa in ay u diyaar garoobaan Dhameystirka Qaaraanka Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo.

Qoraaalkan waxaan ka soo xiganay Xaaji Sakariye Isticmaar

One thought on “Daamurkii Jidka Ceel Daahir

  1. Haliye

    Waa in loo wada istaagaa dhamaystirka wadadan, waa sadaqo jaariya ah, miyi iyo magaalo waa xoolaha la bixiyaa, waa ku mahadsan tihiin sida dadka ugu soo gudbinaysaan wararka iyo WACYIGELINTA, waa in meesha ka sii wadaan, wadadaana muhiimad gaar siisaan.
    Guul Allsanaag.

    Reply

Warning: Attempt to read property "comment_ID" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 677 Warning: Attempt to read property "user_id" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 28 Warning: Attempt to read property "comment_ID" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 48 Leave a Reply to Anonymous Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*